Xisbiga Barwaaqo oo Afur Wadareed u Sameeyey Xisbiyada Siyaasadda,
- somaliprosperity51
- Mar 25
- 1 min read
Xisbiga Barwaaqo oo Afur Wadareed u Sameeyey Xisbiyada Siyaasadda, Ururrada Bulshada, Aqoonyahanka, iyo Ganacsatada Deegaanka Soomaalida
Afur wadareedkan ayay ujeedadiisu ahayd in la xoojiyo xiriirka ka dhaxeeya xisbiga Barwaaqo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo diiradda la saarayay doorka xisbiyada siyaasadda, aqoonyahanka, ururrada bulshada, iyo ganacsatadu ay ka qaadan karaan horumarka deegaanka.
Munaasabaddan afur wadareedka ah ayaa sare u qaaddaysa dareenka midnimada iyo wada-jirka bulshada deegaanka Soomaalida, taas oo muujinaysa sida xisbiga Barwaaqo ay uga go’an tahay xoojinta midnimada, wadajirka, iyo iskaashiga bulshada, korna loogu qaadi lahaa horumarka ballaaran ee deegaanka ka hanaqaaday.

Comments