Dhanka dhismaha horumarinta koridherka
- somaliprosperity51
- Mar 25
- 1 min read
"Dhismaha Horumarka koridherku wuxu saldhig u yahay jiilka soo socda. Addis Ababa oo keliya, in ka badan 200 oo kilomitir oo waddo ah ayaa laga dhisay oo la xidhiidha dhismaha horumarinta koridherka. Waxaa sidoo kale la dhisay waddooyin ballaaran oo lagu lugeeyo. Shaqooyin aad u xiiso badan ayaa ka socda dhammaan magaalooyinka Deegaanada. Tusaale ahaan, shaqada laga qabtay magaalada Harar ee ay ka qayb qaateen muwaadiniintu waxay tusaale u tahay magaalooyinka oo dhan."
RW Dr Abiy Axmed.

Comments